Please turn JavaScript on
Puntland Post icon

Puntland Post

Get updates from Puntland Post via email, on your phone or read them on follow.it on your own custom news page.

You can filter the news from Puntland Post that get delivered to you using tags or topics or you can opt for all of them. Unsubscription is also very simple.

See the latest news from Puntland Post below.

Site title: Puntland Post – News from Somalia, Puntland, Somaliland

Is this your feed? Claim it!

Publisher:  Unclaimed!
Message frequency:  3.67 / day

Message History

Puntland ayaa si adag u cambaareysay dagaalkii ka dhacay magaalada Muqdisho, iyada oo mas’uulayadiisa dusha ka saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay shir ay yeesheen golaha wasiirrada Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalkii ka dhacay guryaha madaxweyne hore Sheekh Shariif iyo Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Khayre ay mas’uuliyadii...


Read full story

Dowladaha ugu tunka weyn Beesha Caalamka ee Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa walaac weyn ka muujiyay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Mucaaradka.

Qoraal kasoo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in rabshadaha ka dhacaya magaalada Muqdisho yihiin kuwo aan taxaddar lahayn. Maraykanka wuxuu ...


Read full story

Jubaland ayaa cambaaraysay dagaalka ka socda Muqdisho, iyada oo ku eedeeysay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay weerartay madaxweyne hore Sheekh Shariif iyo Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Khayre.

Jubaland waxay sheegay in xilliga weerarku bilowday ay socdeen dadaado nabadeed oo lagu doonayay in xal looga gaaro ismari-waaga taagan, ku...


Read full story

Madaafiic culus ayaa laga maqlayaa xaafadaha degmada Howlwadaag iyo xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo ilaa shalay galab ay dagaallo ku dhexmarayeen mucaaradka iyo dowladda federaalka Soomaaliya.

Labada aag ee dagaalka uu ka socdo waxaa ku sugan madaxweyne hore Sheekh Shariif iyo Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Khayre, waxaana inta badan barak...


Read full story

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka mid ah xubnaha muraacadka ee Golaha Samatabixinta ayaa ka hadlay dagaalkii galabta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qoraal kooban ku baahiyay barihiisa bulshada ayaa xukuumadda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay in ay weerar ku so...


Read full story